الأحد، 7 أغسطس 2011

Wiil Gabar ku Xumeysay Riyo uga aarsaday, Qosol badanaa

Nin aduunyo Joogow maxaa aragti kuu laaban, Habeen Habeenada Kamid ah ayaa waxaa dhacday Qiso Cajiib ah kadib markii wiil iyo gabar saaxiibo ahaa ay isku dheceen kadibna Gabadhii ay Go”aan ku gaartay in ay Wiilka Xiriirka u Jarto.
Go’aankii gabadha kadib ayaa waxaa Guriga gabadha yimid wiilkii wey usoo baxday oo banaanka ayey ugu Timid laakiin maxaa dhacay.
Wiilka oo ku talo gashnaa in la raali galin doono maadaama uu aaminsanaa in Saaxiibtiis ay qaladka leedahay ayaa Gabadhii isu Xanaajiyay, waxaa hadal looga bilaabay war hooy waxba ha’isu key Xanaajinine orod oo daneyso.
Wiilkii wexey la noqotay Kaftan oo wuxuu is yiri bal in lagu tuugo isaga tag qoftaan adiga oo aan la hadlin maadaama ay ku leedahay Go’aan ayaan gaaray, laakiin markuu baxay gabadhii Gurigeeda ayey ku laabatay oo Al-baabka ayey kazoo xiratay.
Markuu xaafada tagay Hebel ayuu Telfon kusoo wacay wuxuu ku yiri maxaa dhacay waxaa lagu yiri sxb aniga Go’aan ayaan kaa gaaray ee Cagta saar wadada.
Ow hebel isagoo Xanaaqsan ayuu seexdee Saaxiibtiis riyo ha’ugu timaado bal ha tuugtuugto oo ha raali galiso balse Hebel haku adkeeyo oo haku diido.
Cabaar markii gabadha ay tuuktay ayuu Saaxiibkaa ku Caraatamay gabadhii isagoo leh Naaa Bax kuma rabo go’aan ayaan kaa gaaray, waxaa soo booday Hebel saaxiibkiis isaga oo is leh Ninka ma tuugo ayaa ceejineysa isla hadiiba Nalka ayuu shiday, misna waaba kii oo Sariirta dagaal kula jira Qosol badaa.

الجمعة، 5 أغسطس 2011

somalia history